Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Biixi & danjire Nicholas Haysom? (Daawo Sawirro)

Wakiilka Q/Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya danjire Nicholas Haysom ayaa gaaray magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland. Mr. Haysom ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, iyagoo ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin xiriirka ay Somaliland la leedahay Soomaaliya, xoojinta wada shaqeynta Somaliland iyo QM iyo arrimo kale. Sidoo kale Kulanka labada … Continue reading Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Biixi & danjire Nicholas Haysom? (Daawo Sawirro)